Hogaamiye Kim Jong Un oo booqasho Taariikhi ah ku tagaya dal Yurub katirsan

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa la  xaqiijiyay in booqashadii ugu horeesay uu ku tagayo dalka Ruushka , si halkaasi kulan gaar ah ula qaato Madaxweynaha dalkaasi Vladamir Putin. Warbaahinta dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa xaqiijisay Madaxweyne Kim Jong Un uu safar ku aadayo dalka Ruushka , Warbaahinta ayaana xaqiijin xiliga rasmiga ah uu Madaxweynaha … Continue reading Hogaamiye Kim Jong Un oo booqasho Taariikhi ah ku tagaya dal Yurub katirsan